Raysal Wasaaraha Ethiopia Oo Magaalada Goday Safar Ku Tagaya

0

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa Safar Ugu Baxay Magaamadda Goday.

Waftigan  balaadhan ee   uu hogaaminayo Madaxwaynaha DDS mudane Mustafe M Omar ayaa safar shaqo oo dhanka cirka ah ugu amba baxay magaalada goday ee xarunta gobolka shabeelle.

Madaxwaynaha ayaa waxaa safarkan ku weheliya madaxda ugu saraysa xukuumada DDS, odayaal iyo waxgarad.

Dhinaca Wararka ka Imanaya Magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya In Wafti uu Hogaaminayo Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ay ku soo Jeedaan Magaalada Goday.

Raysal Wasaaraha Iyo Waftigiisa ayaa u Kuur Galaya Mashaariic ka socota Halkaasi iyo ceelka shiidaalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here