Ra’isal Wasaarihii Hore Ee Moroco oo Ka Hadlay Heshiiska Dalkiisa Iyo Israel

0

Ra’isal Wasaarihii Hore ee Dalka Morocco Abedlilah Benkirane ayaa Beeniyay In Xisbigiisa PJD Intii Uu Taladaasi Hayay Uu Ka shaqeeyay Sidii Uu U Wanaajin Lahaa Xidhiidhka Israel.

Benkirane,oo Intii U Dhaxaysay Sanadihii 2011 iyo 2017 Xilkaasi Xilkaasi ayaa Qoraal Uu Ku Baahiyay degelkiisa Facebookga Waxa Uu Ku Cadeeyay In Boqortooyadda Dalkaas iyo Boqor Maxamed Uu Iska leeyahay Masuuliyadda maadaama Heshiisku Uu ahaa bishii December ee Sanadkii 2020.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here