Ra’isal Wasaarihii Djabouti Ugu Mudada Dheeraa Oo Geeriyooday

0
576

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Jabuuti Barkhad Guurad Xamaduu ayaa shalay ku geeriyooday dalka Faransiiska. Barkhad Guurad Xamaduu, waxa uu ahaa Ra’iisul Wasaarihii ugu muddada dheeraa dalka Jabuuti isagoo xilka hayey in ka adan 30 sannadood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here