Ra’isal Wasaaraha Cambodia Muxuu Kala Kulmay Vietnam Oo Uu Safar Ku Tagay?

0
59

Ra’isal Wasaaraha waddanka Cambodia  Hun Sen ayaa booqasho ku tagay dalka Vietnam, Halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Ra’isal Wasaare Hun Sen ayaa waxa qaabilay Ra’isal Wasaaraha Vietnam Nguyen Xuan Phuc, waxaana inta uu halkaasi ku sugan yahay ay ka wada hadli doonaan madaxda dalkaasi iskaashiga labadda wadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here