Qoysas Kale Oo Ka Cawday Duqa Hargeysa “Dad Uu Tunka Ku Sito Ayuu Dhulkayaga Dejinayaa”

0

Qoysas degan Duleedka Galbeed Ee Magaaladda Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay duqa Magaaladda Hargeysa oo ay sheegeen in dhul beer ah oo ay ku leeyihiin halkaasi, wakhti horena laga jaray dantii guud uu soo siiyay dad shacab ah

Halkan Guji Oo Daawo Warkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here