Qabawga Ka Jira Siberia Iyo Nolosha Dadka Ku Nool

0
63

Yakutia waxa ay ku taalaa waqooyi  Siberia, waana gobol ku yaala dhulka ruushka oo ah kan ugu qabawga badan aduunka oo dhan.

qabawga ka dhacaya deegaankan ayaa caqabad ku ah nolosha, waxaanu saamayn ku yeeshaa dadka deegaankaasi ku nool.

celcelis ahaan qabawgan ayaa gaadha 41 degrees Celsius, waxaana fadhiista biyaha la cabayo, iyada oo ay dadku markaasi qotaan barafka si ay biyo ay ku noolaadaan uga helaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here