Olole Nadaafadeed Oo Laga Bilaabay Barcelona, Banaanbixii ka dib

0

Maalmihii u danbeeyay Magaaladda Barcelona waxa ka socday dibad-baxyo waaweyn kuwaas oo lagaga soo horjeedo xukuumadda Spain.

gobolka Catalonia oo ay magaalo Madaxdiisu tahay Barcelona ayaa baryahanba waday qorshihii ay kaga bixi lahaayeen dalkaasi, hasayeeshee xukuumadda Spain ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah siyaasiyiinta wada qorshahaasi, waxaana ka dhashay dibad baxyo.

hadaba waxa la bilaabay nadiifinta magaaladaasi, ka dib markii ay dadkii banaanbaxayay ay si weyn u kharibeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here