Ogeysiis Ku Saabsan Barnaamijka Shaqo Qaran

0
79

Iyadoo la tixgelinayo codsiga ka imanaya gobolada qaarkood ee ku saabsan dhinaca wakhtiga arji xeraynta, waxa la go’aamiyay in wakhtiga codsiga qabashada barnaamijka lagu daro 6 maalmood oo kale. Kuwaas oo ka bilaabmaya Sabtida 24/11/2018 kuna eeg Khamiista 29/11/2018.

Sidaa darteed, waxa dhalinyarada reer Somaliland lagu boorinayaa inay ka faa’iidaystaan mudada dheeraarka ah ee la siiyey.

Allaah Mahad Leh.

Maxamed Xuseen  Cismaan

Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here