nin udhashay boqortooyadda uk ayaa su’aal waydiiyay nin caalim ku ah diinta islaamka.

0

nin udhashay boqortooyadda uk ayaa su’aal waydiiyay nin caalim ku ah diinta islaamka.

“wuxuu kudhahay sheekhaw maxaan gabdhaha muslimiinta’ah maxaysan ragga gacantoodda ugu salaamaynin ?

sheekhii waxa uu dhahay suura’gal matahay in adigga Boqordda wadanka Aad gacan’taadda ku salaantid?

ninkii waxa uu dhahay xaqiiqdii maya suura gal maaha in Boqoradda wadanka gacanta ku salaantid, laakin waxa jira dad’yar oo gacanta ku salaamma Boqoradda wadanka .

Shiikhii waxa uu kuyidhi anagga agtayadda waxay kayihiin Boqorrad Dumarku qof kastana iskama salaami’karo.

~ khadar fuaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here