Nin Si Lama Filaan U Cunay Muus Lagu Kala Iibsaday $120,000

0

Muus Xabag Loogu Dhejiyay Gidaar farshaxaniste uu sameeyay oo lagu iibiyay $120,000 oo dollar ayaa waxaa si lama filaan ah u cunay nin kale oo farshaxaniste ah.

Farshaxaniiste David Datuna ayaa mooskan gidaarka ka soo fujiyay islamarkana inta uu fiiqay cunay Sabtidii shalay ahayd.

“Waxaan jecelahay shaqada farshaxaniiste Maurizio Cattelan waana jeclaaday meesha lagu dhajiyay waa mid aad u macaan,waxa uu sidaasi ku soo qoray barta uu Instagram ku leeyahay.

Inkastoo shaqaalihii joogay goobtii uu mooskaasi ku dhaganaa ay ka xanaaqeen arrintan ayaa waxaa hadana markiiba la badalay mooskii mana jirin tallaabo dheeraad ah oo la qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here