Nin Dilay Gabadh Yar Oo Uu Dhalay Markii ay Oohin Joojin Wayday.

0

 

Magaaladda Ghaziabad ee Caasimada Gobolka Uttar Pradesh Ee Dalka India Nin 28 sano Jir ah ayaa Qudha Ka Jaray Gabadh Yar Oo Uu dhalay.

Ninkan Oo ah Darawal ayaa Gabadhiisa Yarayd Dilay Markii ay Oohin Kala Joojin Wayday, Maadama ay u Ooyaysay Hooyadeed Oo 20 Maalmood Ka Sii Maqan.

Afada Qoyskan ayaa Ka Duday Saygeeda, Waxaanay Sii Maqan Tahay In Ku Dhaw 20 Cisho.

Ninkan ayaa Maydka Gabadhiisa Yar Ku Siday gaadhiga, Waxaana Helay Ciidamada Booliska Magaaladaaasi Kuwaas Oo Xabsiga Dhigay.

Ciidamada Ammaanka ayaa ku Jira Raacdada Gabadhii Ilmahaasi Yar Dhashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here