Muqdisho: Mucaaradka Oo Hakiyay Isu Soo Baxoodii Berri

0

Midawgawga Murashaxiinta Soomaaliya ayaa dib u dhigay Mudaharaadkii ay Maalinta Berri ah qabsan lahaayeen.

Waxa ay sal uga dhigeen Hakinta Mudaharaadkooda ka dib markii uu dalka ku Fiday cudurka Covid 19, sidoo kale waxa ay sheegeen in xukuumadda Federaalka soomaaliya ay la wareegtay goobtii uu mudaharaadku ka dhacayay.

Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in aanay suurtogal ahayn in amniga dadka mudaharaadka dhigayay ay ku sii daayaan Xisbiyadda Mucaaradka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here