Muqdisho: Khasaaraha Ka Dhashay Laba Diyaaradood Oo Isku Dhacay

0

Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxa laga soo sheegayaa in ay isku dhaceen labada diyaaradood.

Diyaaradaha Isku dhacay ayaa sida ay maamulka Garoonka Ee Magaaladda Muqdisho ay u sheegeen Warbaahinta ay iska lahayd Ururka Midawga Yurub halka ta kalena ay ahayd kuwa rakaabka qaada.

diyaarada uu iska leeyahay Midawga Yurub oo soo cago dhigatay garoonka Aadan Cade ayaa Bayloodkii waday uu awoodi waayay in uu qaboojiyo, waxaanay ku dhacday diyaarad kale oo ka mid ah kuwa rakaabka qaada oo iyadu taagnayd Garoonka.

Warku waxa uu intaasi ku darayaa in aanay jirin khasaare badan oo soo kala gaadhay labada diyaaradood.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here