Midawga Yurub Oo Culays Ku Saaray Madaxweyne Biixi Kala Dirista Guddiga Doorashooyinka

0

Safiirka Midawga yurub ee soomaaliya Nicolas Berlanga oo Socdaal ku jooga Magaaladda Hargeysa ee caasimadda soomaaliland ayaa kulamo la qaatay hogaamiyeyaasha Xisbiyadda Mucaradka ah ee ucid iyo waddani.

Kulamadan oo dhinaca Xisbiyada Mucaaradka ah ay hor kacayeen labada guddoomiye ee Eng, Faysal cali waraabe iyo cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro, ayaa intii uu socday lagaga wada hadlayay sidii loo dhamaystiri lahaa caqabadaha horyaala Qabsoomida  doorashooyinka muddo dhaafay ee goleyaasha deegaanka iyo wakiiladda.

halkan guji oo daawo warkaas oo faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here