Mid Ka Mid ah Xisbiyada Mucaaradka Ethiopia Oo sheegay In Xaruntooda Ciidamo Weerareen

0

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee NAMA Ee Deegaanka Amxaarada ayaa sheegay In Ciidamada Booliisku ay Gaadh Ka Qabteen Xarunta Dhexe Ee Xisbigaasi, Taas Oo ay Xilligaasi Ku sugnaayeen Saraakiisha Sarsare ee Xisbigaasi.

Xisbiga ayaa ka arrinsanayay Sidii dibadbax Loogu Muujin lahaa sida ay Uga Xun Yihiin Dadka ka soo Jeeda Qoomiyada Amxaarada.

Ciidamada amaanka ayaa ka Digay Dibadbaxaasi Oo Loo Asteeyay 1 Bisha November.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here