Meher Wacan: Tayasiir Abdishakur Mohamud Hassan(Cidin) iyo Asma Mohamed Osman

0

Mowlid Khadar Xariir reerkiisa iyo dhaman family giisa reer xussein Cilmi Warsame iyo reer Xariir Muxumed Waxay Hambalyo Meher u dirayaan. Tayasiir Abdishakur Mohamud Hassan(Cidin) iyo Asma Mohamed Osman. oo Maanta oo Isniina Meherkoodu ka qabsoomay Diomand Hotel Berbera. Maanta oo taarikhdu ahayd 21/1/2019 Waxanu leenahay
بَارَكَ اللهُ لَكَ، وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْر

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here