Maxakamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun Ku Riday Rag Lagu Eedeeyay Kufsi

0
Ragii ku eedaysanaa inay kufsadeen Cawo Xariir oo ka mid ahayd caruurta xarunta agoomaha ayaa ayaa Maxkamadda Gobolka Hargeysa xukun 3 sano ka soo saartay.
Waxaanay 2 ka mid d ah 7 dii eedaysane ku xukuntay min 3 sano oo xadhig ah.
Halka 5 tii kale ay midkiiba maxkamaddu ku xukuntay 6 bilood oo xadhig dibad joog ah.
Dhinaca kale Xafiiska Xeer Ilaalinta oo aan xukunkaa ku qancin waxa uu xukunkaa ka qaateen rafcaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here