Magacyadda Gudi Loo Saaray Falanqaynta Buuga Laga Cawday Ee Uu Qoray Wasiir Guri Barwaaqo

0
275

Golaha guurtida Somaliland ayaa guddi sideed xubnooda u saaray in ay kasoo garnaqaan cabasho ay golaha u soo gudbiyeen qayb ka mida haween weynaha Somaliland, kuwaasi oo cabasho ka muujiyay wasiirka warfaafinta Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Guribarwaaqo oo qoray Buug ay dhibsadeen haweenku ,Waxaanu lagu baaqay in go’aanka ay ka gaadhan horkeenan Golaha guurtida.

1 Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Gudoomiye
2 Muuse Ibraahim Aw Nuur Jiciir Xubin
3 Maxamed Maxamuud Diiriye Xubin
4 Nuur Riyaale Kheyre Xubin
5 Xaaji Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac Xubin
6 xasan Cumar Axmed Xubin
7 Axmed Daahir Maxamed Xubin
8 Cabdinaasir Aadan Beegsi Xughaye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here