Madaxweynihii Hore ee Guatemala iyo Xubno Ka Tirsanaan Jiray Xukuumaddiisa Oo La Xidhxidhay

0
105

Madaxweynihii hore ee wadanka Guatemala Alvaro Colom  iyo sagaal ka mid ah golihiisii wasiiradda oo uu ku jiro wasiirkiisii hore ee Maaliyadda oo iminka ah guddoomiyaha hay’adda Oxfam ayaa xabsiga la dhigay.

saraakiishan ayaa lagu soo eedeeyay in ay galeen musuqmaasuq baaxad leh, waxaana xadhigoodu uu soo baxay ka dib dabo gal lagu hayay in muddo ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here