Madaxweyneha Somaliland Oo Fadhi Degdeg Ah Isugu Yeedhay Golaha Wakiilada

0

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa golaha wakiiladda Ka dalbaday in ay isugu yimaadaan fadhi degdeg ah, ka dib markii ay dhawaan galeen fasax ku eekaa muddo Bil ah.

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax oo dabo socda dalabka madaxweynaha ayaa qoraal uu u diray mudanayaasha golahaasi waxa uu la socod siiyay in maalinta sabtida ee fooda inagu soo haysa haddii alle idmo ay ka soo xaadiraan fadhi aan caadi ahayn.

 

Halkan guji oo daawo warkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here