Madaxweynaha dalka Maraykanka ee lagaga adkaaday doorashooyinkii dhawaan dalkaasi ka dhacay ayaa la kulmaya Cadaadisyo xoog leh oo lagaga soo horjeedo in uu qaado talaabooyin.
shirkaddaha Facebook iyo Twitter ayaa hore u xayiray bogaga uu leeyahay, waxaana maanta iyaguna todoba Maalmood oo xayirad ah ku soo rogay barta Youtubeka