Madaxweyne Trump Oo Safiirka Cusub ee Soomaaliya Ka Guddoomay Waraaqihii aqoonsiga

0

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaabilay safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya Cali Shariif Axmed kaas oo u fadhiyo dalkaas, waxaa uu Trump ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga ee danjirinimo.

Cali Shariif Axmed ayaa horraan loo magacaabay safiirka soomaaliya ee dalka Mareykanka.

Bayaan kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in safiir Cali Shariif uu ka shaqeyn doono xoojinta xidhiidhka oo jireenka ah iyo iskaashiga danaha labada dal.

Cali Shariif ayaa horey usoo noqday safiirka Soomaaliya u fadhin jiray dalalka Itoobiya iyo Faransiiska.

BBCSOMALI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here