Madaxweyne Muuse Oo Qaabilay Wafti Dawladda Turkiga Ka Socda + Sawiro

0
326

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Turkey-ga oo uu hoggaaminayo safiir ku-xigeenka dawlada Turkey-ga u qaabilsan Bariga Yurub, Eeshiya iyo iyo waddamada Afrika ee saxaraha ka hooseeya, Ambassador Umit Yaldrim.

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si qoto dheer loogu lafa-guray xoojinta xidhiidhka labada dal ka dhexeeya iyo sidii loo dar-dargelin lahaa, isla markaana looga midho dhalin lahaa waxna looga beddeli lahaa wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee hore uga dhici jiray Turkiga.Image may contain: 1 person, sitting

Sidoo kale, waxa kulankaasi lagaga wada hadlay kaalmada turkigu bixiyo in Somaliland wixii ay qayb u leedahay aanu u soo marin cid kale oo ay waxeeda gaar u hesho. 

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 3 people, people smiling, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people sitting, table, suit and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people standing and suit
Ugu danbayn Waxa uu safiir ku xigeenku balan qaaday in dhinacooda ay arrimahaasi xil iska saari doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here