Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Wasiiro Luuqada Carabiga Ugu Hambalyeeyay UAE

0

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Wasiiro iyo masuuliyiin iska taageera Somaliland ayaa baraha ay ku leeyihiin Twitterka waxa ay soo dhigeen hambalyooyin ay ku taageerayaan Dawladda Imaaraadka Carabta Iyo Somaliland oo uu iminka u blawday xidhiidh wanaagsani.

Madaxweyne Muuse Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan dalka Imaaraadka carabta oo uu ka helay marti qaad rasmi ahi, hadaba masuuliyiintan ayaa luuqada carabiga ugu hambalyeeyay dawladda imaaraadka carabta oo xidhiidh wanaagsan la furatay somaliland.

 

لن ننسى دور وجهود دولة الامارات الشقيقة ممثلة بحكامها وشيوخها وشعبها الأصيل تجاه دعمهم اللامحدود والمتواصل لحكومة وشعب جمهورية صوماليلاند. راجين من المولى عزوجل أن يثيبكم ويسدد خطاكم لما فيه خير وصلاح وإزدهار بلدينا وشعبينا الشقيقين.
شكرا يا إمارات العز والخير
نائب رئيس

waxaa sidoo kale twitterka bogaadintaa mid la mid ah sameeyay wasiiradda Cadaaladda,Maalgashiga, iyo wasiirka distoorka iyo xidhiidhka goalayaasha.

 

View image on Twitter

للإمارات العربية دور رائد في دعم شعب و حكومة صوماليلاند و هذا ليس بغريب على أبناء زايد الخير. فيهم الخير شعبا و حكومة و من هنا أصالة عن نفسي و نيابة عن شعب و حكومة صوماليلاند أحب أن أقدم الشكر الجزيل للإمارات حكومة و شعبا

View image on Twitter

الف شكر للامارات والشيخ منصور بن زايد على تكريمكم لرئيس جمهورية صوماليلاند . الشعب الصوماليلاندى لن ينسى هذا التشريف ويكن لكم الفضل والاحترام والتقدير. فالف شكر يا إمارات العطاء

 

View image on TwitterView image on TwitterView image on TwitterView image on Twitter

بصفتى وزير الدستور فى صوماليلاند اريد ان اعبر شكرى وتقديرى لجميع شيوخ الامارات وشعبه وعلى رأسهم خليفة وشيخ محمد بن مكتوم ومحمد بن زايد، ومنصور على حفاوتهم لنا فى ابوظبي . فهذا الكرم العربي ما هو الا تعبير من طيبة ارومة شيوخ الامارات وشعبه. والشى من معدنه لا يستغرب

 

Wasiirka Madaxtooayadda ahna Raysal wasaare Xigeenka Imaaradka Carabta ayaa isagu oo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Shalay La Kulmay ayaa isaguna boggisa ku soo qoray waxaan la kulmay madaxweynaha Somaliland kaasi warbaahinta carabta oo dhan xalay si weyn u qaada dhigeen .

View image on Twitter

منصور بن زايد يستقبل رئيس أرض الصومال

Bulshadda somaliland kuwooda ugu firfircoona dhanka Twitterka ayaa iyaguna maanta si weyn u muujiyey ilbaxnimadda iyo soo dhaweynta ay u hayaan dowladda imaaradka cabarabta .

View image on Twitter

شكرا دولة الامارات على دعمكم لقضية صوماليلاند . فلم يبق الا الاعتراف الكامل والسماح بدخول جواز صوماليلاند على اراضيكم

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here