Madaxweyne Biixi Oo Garoonkii Diyaaradaha Berbera Ku Soo Celiyay Gacanta Dawladda

0
Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in ay ka laabteen heshiiskii garoonka diyaaradaha Berbera lagaga dhigayay saldhig millateri oo Imaraadka Carabtu leeyahay.

madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in Garoonku ahaan doono mid shicib oo weliba noqon doono kuwa ugu waa weyn Afrika.

“Garoonkii Berbera ee in badan laga murmaayey ee Imaaraadku dhisayeen ee la-lahaa waa ciidan iyo ciidankani muxuu yahay, Ciidankii waan ka wareejiyey oo waa Shibil Maanta” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here