Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo kusoo maray xarumaha wasaaradaha Horumarinta Biyaha iyo Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka, waxana uu u kuur-galay hannaanka ay wasaaradahaasi shaqo-maalmeedkooda u gutaan.
Madaxweynaha oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ayaa subaxii hore ee saaka kormeerkiisa shaqo kusoo maray xarumaha wasaaradahan, waxana halkaas kusoo dhaweeyey masuuliyiinta kala duwan ee qaranka ugu igman wasaaradahaas, kuwaas oo madaxweynaha uga warbixiyey shaqada ay qaranka u hayaan ee maalinlaha ah iyo horumarka ay ilaa haatan ku tallaabsadeen.Image may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 6 peopleImage may contain: 8 people, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people standing, sky, tree and outdoorImage may contain: 3 people, phoneImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 6 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 peopleImage may contain: 1 personImage may contain: 8 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 7 people, people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here