Madaxweynaha Senegal Oo Xadhiga Ka Jaray Madxaf Lagu Kaydin Doono Ilbaxnimada Afrika

0
47

Madaxweynaha Senegal Macky Sall ayaa xadhiga ka jaray maanta matxaf cusub oo lagu kaydinayo ilbaxnimadii dadka Madaw.

Waxaa loo dhisay qaab wareeg ah, qaabayntiisana waxaa laga soo qaatay guryaha dhaqanka ee laga isticmaalo koonfurta Senegal.

Fikradda madxafka waxaa markii u horraysay hindisay madaxweynihii hore ee dalkaas Léopold Sédar oo gabayaana ahaa.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here