Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar Oo Kulan Laqaatay Qaar kamida Cuqaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Somalida.

0
Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar Oo Kulan Laqaatay Qaar kamida Cuqaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Somalida.
Madaxwaynaha DDS, Mustafe Muxumed Cumar ayaa kulan laqaatay qaar kamida Cuqaasha, Waxgaradka, Culimada, iyo Dhalinyarada Deegaanka Somalida.May be an image of 2 people, people standing and people sitting
Kulankani oo ay ujeedadiisu ahayd, qaabkii loosii xoojin lahaa harumarka iyo nabadgalada Deegaanka, ayaa waxaa madaxwaynaha kuweheliyay Wasirka Xafiiska Madaxwaynaha Mudane Xasan Maxamed Xuseen.May be an image of 2 people and people sitting
Waxaana la isla qaatay in ay muhiim tahay, in siwada jir ah looga wada shaqeeyo Nabadgalyada iyo harumarka, maadama ay yihiin furayaasha lagu gaadhi karo Barwaaqo- sooran, islamarkaasina la iska ilaaliyo shaqsiyaadka doonaya in ay carqaladeeyaan Dimuqraadiya curdinka ah ee kahanaqaaday Dalka iyo Deegaanka.
May be an image of 6 people, people sitting and indoorMay be an image of one or more people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 6 people, people sitting and indoor
Cuqaasha ayaa dhankooda u soo jeediayay xukuumada wixii talo ah er ay u arkayeen in ay lagama maarmaan u tahay in ay xukuumadu qaadato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here