Macalimad Dab Ku Gubtay Arday + Maamulka Oo Shaqadii Ka Caydhiyay

0

Macalimad arday tiro badan wax u dhigaysay ayaa dab wajiga iyo gacmaha kaga dhajisay mid ka mid ah ardaydii ay gacanta ku haysay, ka dib markii ay ku soo eedaysay in uu rabshoole yahay.image

macalimadan oo ka soo jeeda dadka reer asia ee ku sugan dalka sucuudiga ayaa shaqadii laga caydhiyay, waxaana loo taxaabay xabsiga ka dib falkaasi foosha xun ee ay kula kacday ardayga yar.

ardaygan oo ahaa wiil yar ayaa waxa la sheegayaa in ay ku dhejisay dab, waxaanu wiilka yari uga waramay waalidkii “Wiilka yar ayaa waalidkii uga waramay in macalimadu ay dab ku dhejisay isla markaana ay aad u ciqaabtay” sidaas waxa lagu daabacay wargeyska sada ee ka soo baxa dalka Sucuudiga.

arrintana yaa ahayd mid aad looga hadal hayo deegaanka uu ku yaalo Iskuulka ay macalimadaasi wax ka dhigto, waxaanay noqonaysaa dhacdo xanuun badan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here