Maareeyaha Biyaha Oo Sheegay In Dawladda Hoose Khasaare Gaadhsiisay Dhuumaha Biyaha Hargeysa

0

Shalay Gelinkii hore Ayay dawladda Hoose Ee Magaaladda Hargeysa ay waxa ay qaaday olole balaadhan oo lagu burburinayo cidhiidhi la geliyay jidadka dhex mara Badhtamaha Suuqa Wayn ee Magaaladda Hargeysa.

Ololahan ayaa dhinaca kale waxa uu galaaftay dhuumaha biyaha u qaybiya Magaaladda Hargeysa, waxaana halkaasi ku burburay dhawr ka mid ah dhuumahaasi.

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Magaaladda Hargeysa Maxamed Cali Daarood oo saaka soo kormeeray Burburka soo gaadhay dhuumahan ayaa marka hore faahfaahin ka bixinaya khasaaraha dhacay inta uu u le’eg yahay.

Halkan Guji Oo Daawo Warkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here