Maamulka Shirkada Zakia Fishing Oo Tacsi U Diray Eheladii uu ka baxay Marxuum Maxamed Ibrahim

0

Ismaciil Siyaad Aw Cabdi  Isagoo ku hadlaya magaca Maamulka shirkadda  Zakia Fishin Company iyo ka ilma Siyaad Aw Cabdi Waxa uu tacsi tiiranyo leh uu u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Mohamed Ibrahim  Maamulihii Salaama Bank ee Somaliland Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu naxaristii janatul fardawsa ka waraabiyo Samir iyo iimaan saadiqa ilaahay ka siiyo ehelkii iyo qoyskii iyo qaraabadii Aaaaamiiin Aaaaamiiin yaa Rabi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here