Maamulka Iyo Wariyeyaasha Saabtv Waxay Tacsi U Dirayaan Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Saaxil Oo Ay Hooyadii Geeriyootay

0
73

Dhamaan Maamulka iyo  Hawl Wadeenada Telefishanka Calaamiga ah ee Saabtv Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Saaxil Maxamuud Ibraahim Axmed oo ay hooyaddii  Marxuumad Ardo Xuseen Warsame ay ku geeriyootay Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Waxaanay ilaahay uga baryayaan in uu Marxuumadda Naxariistoo janno ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan ka siiyo aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here