Lubnaan: Dibadbaxayaal Habeenkii Saddexaad Tuban Dariiqyadda Bairut

0

Dibadbaxayaal ka cabanaya sicir barar ayaa habeenkii saddexaad isugu soo baxay jidadka magaalada Bairut ee caasimadda wadanka Lubnaan.

Banaanbaxan ayay ku sheegeen in uu Salka ku hayo maamul xumo ka jirta dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here