Madaxweynaha somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda dalka Ingiriiska kuwaas oo doonayay in ay kala hadlaan doorashooyinka golaha wakiilada iyo madaxtooyada oo uu dhawaan madaxweynuhu kala qaaday.
waftiga ayaa cadho kaga baxay xarunta madaxtooyada somaliland ka dib markii ay hungoobeen dalabkii ay ku doonayeen in la isa saaro doorashooyinka