Khasaaraha Ka Dhashay Kaymo Ku Yaala Dalka Giriiga Oo Uu Dab Qabsaday

0

Dab xoog leh ayaa qabsaday kaymo ku yaala wadanka Giriiga, halkaas oo ay kooxaha dab damisku kula tacaalayaan sidii ay u bakhtiin lahaayeen dabkaasi.

boqolaal qoys oo halkaasi deganaa ayaa laga daad gureeyay, waxaana weli socda gurmadka lagu samatabixinayo dadyoowga meeshaasi deganaa.

dhinaca kale Raysal Wasaaraha wadanka Giriiga ayaa baajiyay safar nasasho ah oo uu qaadan lahaa, ka dib markii uu dabkaasi ka kacay kaymaha ku yaala dalkaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here