Ciidanka Dab-Demiska Ee Caasimadda Hargeysa Oo Gurmad U Fidiyey Gaadhi Nooca Xamuulka qaada ah kaasi oo ku dhacay Wadada ka timaada Madaarka Hargeysa ee Degmadda Maxamuud Haybe.

Ciidanka ayaa soo Bad-baadiyey 141 Neef Halka Tirada Guud ee uu gaadhigu siday ay ahayd 170 Neef.









Sidoo kale ciidanku waxa ay Ka Hawl galeen Dhaawicii Gaadhiga oo ahaa 6 Qof dhamaantoodna Dhaawac Sahlan ahaa.