Kenya: Tirada Dadka Qabatimay Daroogada Oo Sare U Kacday

0
Dugs in Tanga region uses inject heroin. PHOTO|FILE

Sideeddii sano ee ina dhaaftay , tirada dadka u dhashay dalka  Kenya ee qabatimay ama isku mudaya daroogada ayaa sare u kacay 50%, waxaana badankood ay isku mudaan daroogada heroin, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka dalkaasi

In badan oo ka mid ah dadka isticmaala daroogada ayaa ah dhallinyaro, ay daroogada ku qasabtay cadaadiska kaga imanaya kuwa kale ee adgeesada, iyo culeyska saboolnimada iyo shaqo la’aanta baahsan ee ka jirta dalkaasi

Halkan Guji Oo Daawo Warkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here