Jubaland Oo Soo Iibsatay Diyaarad + Waftigii U Horeeyay Oo Kismaayo Ka Soo Degay

0

 Magaalada Kismaayo ee caasimadda ku meel gaadhka ah ee maamulka Jubaland ayaa garoonka diyaaradaha ee ku yaala soo cago dhigatay diyaarad ka soo kacday Magaaladda Nairobi.

Diyaaradan oo siday in ka badan 30 oo ay hogaaminayaan Madaxweyneyaashii hore ee Maamuladda Galmdug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo koonfur  Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada kismaayo.

HALKAN GUJI OO DAAWO WARKAAS 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here