Jawigii Hargeysa, Xarunta Waddani Oo Ciidamo La Dhigay + Cirro Oo Xafiiskiisa Xoog Ku Galay

0

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la dhigay xarunta uu xisbiga Waddani Ku Leeyahay Magaaladda Hargeysa, waxaanay sidoo kale xidheen jidadka laga soo galo Xaruntaas oo ku taala Bariga Magaaladda Hargeysa.

 

Halkan guji oo daawo warkaas oo faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here