Jaamacada Edna Oo Qaadanaysa Sanadkan Arday Cusub, Tirada Iyo Shuruudaha Laga Rabo

0
248

Degree programme

Waxaa dhaman la ogaysiinayaa ardayada  reer Somaliland, ee dhamaysatay waxbarashada dugsiyada sare. jecelna in ay bartaan caafimaadka iyo Waxbrashada kalaba. in ay Jamacadda (Edna Adan University) qaadanayso ardaydii cusbayd ee sanad dugsiyeedka 2018/2019. is qoriduna way socota 24/08/2018 ilaa 25/10/2018 Waxbarashada laqaadanayaa Qaybaha ay ka kooban tahay waxa ay kala tahay

 

  1. Medical and Surgery
  2. Dental Technology/Surgery
  3. Veterinary Medicine
  4. Medical Laboratory
  5. Nursing
  6. Midwifery
  7. Pharmacy
  8. Public Heath
  9. Food and Nutrition
  10. ICT Computer
  11. Management & Accounting
  12. Education (Math, Phy, Chem, Bio, Eng)
  13. Psychology
  • Mudada waxbarshadu soconaysaana waa sadex sano iyo badh marka laga reebo Medicine and Surgery
  • Medical and Surgery (Lix Sano) and Veterinary (Shan Sano) siday u kala horeeyaan
  • Sanadkii waxa laqaadanayaa sadex semester marka laga reebo Medicine and Veterinary

 

 

 

Diploma Programe

Waxaa dhaman la ogaysiinayaa ardayada  reer Somaliland ee dhamaystay waxbarashada dugsiyada sare. jecelna in ay bartaan caafimaadka. gaar ahaan barashada daawooyinka (Pharmacy Diploma) in ay Jamacadda Edna Adan University u hayso qaybta Diploma .

  • Mudada waxbarshadu soconaysaana waa laba sano
  • Sanadkii waxa dhiganayaa sadex semester

 

Shuruudaha looga baahan yahay ardayga/Ardayada

  1. Shahaadada dugsiga sare copyga iyo originalkaba.ugu hooseeyn darajada C
  2. Laba sawir oo passport size ah
  3. Codsi ama arjiga oo ku qoran English
  4. 20$ (Labatan Dollar) oo Isdiwaan galin ah laguna bixin doono. (Laguma soo celin)
  5. Account Number 60053316 Salaam Bank ama Zaad *889*60053316*20#

                 

Araajida waxaa lagu soo hagaajinayaa Edna Adan University Main Building oo ku yaala Dhismaha Cusub ee Edna Adan Unversity ee  Cusbitaalka Edna Adan. Waxay bilaambasaa qabashada araajidu 24/07/2018 ilaa 25/10/2018

 

Numberada lagala soo xidhiidhaayo Jamacadda: 0634196990 _ 0634467168 _ 515333 _ 515343

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here