Iscasilaadii Madaxwaynihii Golaha sare we Islaamka Itoobiya oo lagadiiday.

0

Madaxwaynihii golaha sare ee islaamka itoobiya Haji Mohamed-Amiin Jamal oo maanta waraaq casilaad ah ugudbistay gudiga golaha sare ee islaamka ayaa shir degdeg ah oo ay galabta isugu yimaadeen gudiga golaha sare ee islaamku kudiideen codsigii iscasilaada.Image may contain: 1 person, indoor

Haji Mohamed-Amiin ayaa istaqaaladiisa usoo gudbiyay shirwaynaha golaha sare ee islaamka oo maanta Addis Ababa kafurmay laakiin markii la falanqeeyay waxaa la go’aamiyay inuu xilka siiwado xaajigu maadaama oo xili adag oo kala guur ah lagu jiro.

SDM Addis Addis Ethiopia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here