Inter Milan Oo Jiidhay AC Milan

0
Kooxda Inter Milan ayaa Afka Ciida u gelisay Dhigeeda AC Milan oo ay iskaga hor yimaadeen ciyaar Ku tirsan horyaalka dalka Talyaaniga.May be an image of 1 person, playing a sport and outdoors
Kulankan oo ka dhacay Garoonka AC MILAN, Waxa ay inter Milan halkaasi ku soo bandhigtay ciyaar qurux badan oo ay guul kula carawday markii ay 3-0 candhada u gelisay.
Lukaku iyo Lautaro Martinez ayaa u Quus gooyay Kooxda AC MILLAN.May be an image of 1 person, standing, playing football, grass and text that says 'USCITA EXIT #W'May be an image of 1 person, playing football and grassMay be an image of 3 people, people standing and stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here