India Oo Cudurka Covid 19 Talaal U Heshay

0

Shirkadda Tallaalka ee  Bharat Biotech oo ku taala dalka India ayaa loo ogolaaday markii ugu horeysay in talaal ay u soo saartay xanuunka Covid 19 lagu muddo Bani’aadamka.

arrintan ayaa haddii ay guulaysato dadka reer India unoqon doonta arrin ay ku farxaan, maadaama dadka dalkaasi  uu xanuunku si xawli ah ugu fiday una naafeeyay dhaqaalahooda.

Dawadan oo la yidhaahdo  Covaxin ayaa waaxda u qaabilsan dalka India daawooyinku ay ogolaanshiiyo buuxa ku siisay shirkadda hindistay in labada qaybood ee tijaabadaba mariyaan.

dalka India waxa cudurkan ugu dhintay dad lagu sheegay tiradooda 16,893, waxaanu ku jiraa dalalka ugu badan dhinaca dhimashada, waxaana ka horeeya wadamadama Maraykanka, Brazil iyo Ingiriiska.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here