Sagalnews.com
Hogaamiyihii Mucaaradka Djabouti Oo Faransiiska Ku Geeriyooday
September 13, 2017 - Written by admin

Hogaamiyaha Midawga Mucaaradka dalka Jabuuti ee xisbiga USN Axmed Yuusuf Xaamud Ayaanku dhintay Cusbitaal Ku yaala dalka Faransiiska.

Allah Haw u naxariistee marxuumka oo ay da’diisu ahayd 79 sano ayaa ayaa dhintay Magaalo ku taala Galbeedka Faransiiska oo lagu Magacaabo Quimper.

Marxuumka ayaa lagu aasay xabaalaha muslimiinta ee ku yaala magaaladaasi sida Maki oo xisbigaasi.ka tirsani ay u sheegtay AFP.

 

 

COMMENTS
Latest News