Sagalnews.com
Tacsi: Allaah Haw Naxariisto Marxuum Xuseen Jaamac Guuleed
August 27, 2017 - Written by admin

 

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Dhamaan Maamulka sare iyo Shaqaalaha Xarunta Diraasaadka Iyo Falanqaynta Siyaasadda (Center for Policy Analysis), waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha Xarunta CPA Maxamed Xuseen Jaamac, oo Aaabihii Marxuum Xuseen Jaamac Guuleed ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 26/08/2017.

 

Waxay Illaahay uga baryayaan in uu Marxuumka Janada fardawsa ka waraabiyo ehelada, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

 

 

Aamiin Aamiin Aamiin

COMMENTS
Latest News