Sagalnews.com
SBI Warshad La Mahadiyay
August 13, 2017 - Written by admin

Ugu horayn Sidda aynu wada ogsoonahay ama caqliga saliimka ahi  Ino sheegayo ee ah inaynu u mahadd naqno amma mudnaan Gooniya Siino cidd kasta oo wax-qabad muujisa  amma wax ku soo Kordhisa Bullsho ahaan, qaran ahaan, waddan-ahaan, iyo isla meesha Markaa Ay joogto ee ilaahay ku beeray, .,haddaba ma inaga muddan Tahay in Aynu u mahadd naqno ama ixtiraam gooniya siino ,shirkada Tan aynu Kor kusoo xusnay ee curdinka ah muddada kobana jirtay e Haddana  Aynu odhan karno waxa kala miisaan-wayn muddada yar Ee  ay jirtay Iyo waxqabadka iyo horumarka ay samaysay ama ay ku Talaabstay Dadday tahay  shirkadd-ahan,bulsho-ahaan,dal-Ahan,qaran-ahan, Iwm, ee ay ka muujisay  jamhuriyadda somaliland, Mudadaas kobban Iyo sidda bulshowayntu u mahadisay shirkada SBI ,Haddaba aan isku Dayno in an si koban isku dultaagno shirkadda tan, SBI waxay ka mid Tahay  dallada GSK GROUP ,waxa la aasaasay  Amma dhismaheeda la Bilaabay 2010 , waxay si sarmiya u hano Qaadday amma daaha lagga Furray oo’ay ka  kaallin  gashay guud-Ahan waddanka  somaliland , MAY 22/2012,sidaas daraadeed  aan Isku dayo wixii xasuustaydaa in Aynu dib u yara  milicsano aniga iyo Idinkuba  inta mashruuceey Bushaddu mahaddisay ee ay fullisay iyo Kaalmaha ay ka qaadatay Baahiyaha wadanka ka jirray ee  Bulshada Qaybaheedda kala duwan Haystay iyo doorka ay ka ciyartay, Muddadaas ay ka jirtay waddankan Somaliland iyo siday ulla Wadaagtay bulshadeedda marxakad kasta o Soo wajahaday dadd-Waynaha reer somaliland meel kasta oo joogan,

 

1- Waxay ku gulaystay inay dallka ka hergaliso  company-ga( COCA           COLA )oo 125 sano ku dhawaad  aduunkan ka jiray ,200waddan oo Aduunkan ka middana ka shaqeeya maanta iney dalkeenaa  yar ee 26 Sano jira een wax ictirafana aduunka ka haysan ka hirgalliso kuna     Maalgaliso mashruuc dhan17millyan dollar ,kaas oo walibana    Indhaha beesha caalamkana inosoo jiidaya ama inoosoo jeedinaya , 2.  Waxay ku guullaysatay iney bullshadii ka haqab-tirto sharaabkii                      Dhamaan waddanka gabi ahaanba gobol gobol ilaa her degmo,           3. Waxay soo kordhisay biyo aad u tayo sareeya soonna saartay            4.Waxay dhawaan soo saarta amma daaha ka qaadday caano LIS la Yidhaa oo aad bullshadu ula dhacday dhadhan-ahan iyo tayoba, Waxa intaas garab socdday markasta oo’ay wax cusub soo saarto Shirkaddu in  fursaddo shaqo soo baxayeen oo iyana bullshada Faai’do’wayn u’leh, iyo waliba waxa loo yaqaan( GDP-ka kobcinta Dhaqaalle ee waddanka iyo shaqo abuurka dhalinyarta rer somaliland

5. intaas waxa dheeraa oo iyana xusidd wayn inagga  mudan Barnaamijkii iibso oo sadaqadayso ee billaha ramadanka shirkaddu Qaban jirtay oo asna qayb laxaad leh ka qaatay agoomihii iyo daddkii Dhimirka ahaa iyo dhamaan daddkii dan-yarta ahaa  ee wadanka ku Nool dhamaan gobalada  somaliland ,iyo kuwa jarkaba,,,,,,,,,,,,,,,,,                      6- waxa kale oo asna guudd ahaan umadda reer somaliland quluub-Tooda ku suntan oon marnaba wax la ilaawi karo ahayn mashruucii Ummaddu baahida xooggan u qabtay ee ahaa (HARGAISA WATER SUPPLY SYSTEM EXPANSION PROJECT)kasoy ku bixisay lacag dhan  $5millyan dollar, Sidoo kalle isla mashrucan biyaha uun waxa ay ka Fullisay magaaladda burco ee gobolka  tog-dheer AUG,2014 kaas o ay Ku bixisay lacag ah 600,000 dollar ,waxa isna muddo koobban ka Horeeyay burco wax yar mashruucii XARAF oo asna shirkaddu kaga Qayb qaadatay kuna bixisay 125,000, dollar,

7-Waxay samaysay barnaamijkii xiisaha gaarka ah lahaa ee tijaabi Nasiibkaaga,kaas oo ay gawaadhida magaalladda ugu qurxoon ee isla Xiliggaa bulashadu xiisayso ama loogu jecellyahay ee waddanka yaala Ku bixin jirtay cidda markaa ku guulaysata,iyo waliba mobile’s  IWM Haddaan intaas ku soo koobo wixii aan ka xasuusnaa kolay way jirtaa Wax baddan oo aanan halkan ku xusin ama sheegin,balse bullshadaa Ka maragkacaysa wax-qabadkeda,Isku soo wada duuboo waxaan Muran ka taagnay inay tahay shirkadda qudha ee taqaan u abaal Gudd-ka  bulshadeeda,lawaddaagta bullshadeeda  dareenkasta iyo Xaallad-kasta oo la soo gudaboonaata, dadka bartay sida wax loo Soosaaro waxna looggu celliyo daddka ,dhiiri galisay in dalka la Maallgashado,shaqo abuur samaysay , dhalinyartii waddanka Somaliland himiladoodi dib usoo noolaysay taas oo maalinba Maalinta ka dambaysa  tussaysa waji cusub iyo wax soosaar cusub Iyo waliba shaqo abuur,waxaan leeyay shirkad la mahadiyay, iyo Dhamaan mullkiila yaasha shirkada SBI ee ilma Osman gelle farah Waxan leeyahay wad ku mahadsantihiin waxqabadka mujisen

SBI ABAALKAY    GUDDAA

ARXAN-KAY        TAQAAN

AGOOMAHAY     HAGTAA

ARLIGAY             BISHAA

Bulshooy  Halasiiyo    mudnaan( SBI )

Wabillahi tawfiiq,                                                               W/Q,Mohamoud abdi (fiiqane)__mmohamud.012@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News