Sagalnews.com
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Doortay Guddoomiye Cusub
August 6, 2017 - Written by admin

Golaha wakiiladda Somaliland ayaa maanta doortay guddoomiye cusub, kaas oo loo caleemo saaray in uu noqdo Baashe Maxamed Faarax.

Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax ayaa kaga guulaystay 39 cod, xildhibaan cabdiraxmaan talyanle oo helay 38 cod

COMMENTS
Latest News