Inta la Xaqiijiyay 37 Qof ayaa Dhintay 15 kalena Way Dhaawacmeen Ka Dib Markii Bas Siday Rakaab Ay Isku Dhaceen Baabuur Kuwa Xamuulka Qaada ah.
Shilkan ayaa ka dhacay Jidka Magaaladda Sao Paulo.
Baska ayaa Siday Shaqaalaha Warshad Markii Uu shilku Dhacay.
Ciidamada Booliska ayaa Wada Baadhitaanka Shilkaasi Khasaaraha Badan Sababay.