Hudheeladda Gobolka Texas Oo Loo Xidhay Cabsida Cudurka Covid 19 Oo Soo Labo Kacleeyay

0

Badhasaabka Gobolka Texas ee dalka Maraykanka ayaa amray in Albaabada loo laabo Hudheeladda iyo goobaha la isugu yimaado ka dib markii uu soo labo kacleeyay cudurka saf marka ah ee Covid 19.

Greg Abbott oo ah Badhasaabka Gobolkaasi waxa uu dadka ku amaray in ay xadidaan dhaqdhaqaaqyadooda,si looga hor tago cudurkaas oo markii hore dad badan ku laayay dalka Maraykanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here