Holand oo hakisay caruur ay ka tarxiili rabtay dalkeeda

0
70

Xukuumada Netherlands ayaa hakisay qorshe ay dalkeeda uga musaafurin rabtay laba caruur ah oo u dhashay dalka Armenia kuwaasi oo laga diiday codsi magan gelyo oo ayka dalbadeen Holand.Arintaan ayaa timid xilli Lili 12 jir ah iyo walaalkeed Howick, oo isna jira 13 sano la filayay in dib loogu celiyo dalkooda War saxaafadeed ka soo baxay wasaarada cadaalada ayaa waxaa uu sheegay in dowladaha Netherlands iyo Armenia ay si fiican uga shaqeyanaan xaalada hormarna laga gaaray sidii sidii looga taxadari lahaa xaalada labadan ilmood Xoghayaha dowlada ayaa dhankiisa sheegay in ilmahaan ay ku sii sugnaan doonaan Holand wax walbana heshiis laga gaaray Dalka Holand ayaa bilihii la soo dhaafay waday howlgalo ka dhan ah dadka ka soo jeeda dalalka kale ee yurub kuwaasi oo nolol u raadsaday wadankooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here